RW Khayre & Madaxda Sare ee Ahlu sunna oo kulan xasaasi ku yeeshay Dhuusamareeb

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa hoyga uu ka degan yahay Magaalada Dhuusa-mareeb ku qaabilay Madaxda sare ee Ahlu suna. Guddoomiyaha Ahlusuna Macalin Maxamuud iyo Madaxa fulinta Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa booqasho ugu tagay raiiusl wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre,iyagoo iska xog wareystay arrimo ku saabsan dadaalka wada jirka … Continue reading RW Khayre & Madaxda Sare ee Ahlu sunna oo kulan xasaasi ku yeeshay Dhuusamareeb